Booliska Somalia oo ka digay farsamo xatooyo cusub oo lagu dhaco Madaxda

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Somalia ayaa ka digtay Farsamo xatooyo cusub ah oo lagu bartilmameesto madaxda dowlada qaarkood. Qoraal ay soo saartay ayaa sidan ku bilowday Waxaa maalmihii la soo dhaafay bilaabatay farsamo cusub oo si dadban loogu dhacayo madaxda dowlada iyadoo tuugada farsamadaan ku jira ku soo wacaya iyagoo iska dhigayo madax kale … Continue reading Booliska Somalia oo ka digay farsamo xatooyo cusub oo lagu dhaco Madaxda